Walaalaha Foundation waxaa la aas-aasay 3 November 2023 si loo abuuro fursad ay dhalinyarada Soomaaliyeed ugu horumariyaan xirfadahooda una gaarean mustaqbal wanaagsan.
Walaalaha Foundation waxaa la aas-aasay 3 November 2023.
Sababta loo aas-aasay waxay ahayd in la arkay dhalinyaro badan oo waddooyinka ku waqti luminaya, iyadoo qaar badan oo ka mid ahi leeyihiin xirfado iyo karti kala duwan laakiin aysan haysan meel ay xirfadahaas ku horumariyaan kuna soo bandhigaan.
Foundation-ku wuxuu noqday meel dhalinyarada lagu:
Young players have received awards to encourage effort, recognize talent, motivate improvement, promote discipline, and foster healthy competition.
Da'yarta sida joogtada ah u qaata tababarrada U-12, U-15 iyo U-17.
Tartamo heer sare ah oo isku xiray dhalinyarada xaafadaha Muqdisho.
Dhammaan macallimiintu waxay haystaan shahaadooyinka CAF C & CAF D.
Taageer ciyaartoyga aad jeceshahay! Si aad codkaaga u dhiibato, buuxi shuruudda baraha bulshada (TikTok Follow, Facebook, YouTube, ama WhatsApp Share) si codkaagu u noqdo mid ansax ah.
Walaalaha Foundation wants supporters and the community to understand how its work is carried out and how support contributes to youth development.
Wax su'aal ah ama taageero ma haysaa? Fariintaada noo soo dir.
Qor eray aad raadinayso...
Xaqiiji codkaaga adigoo fulinaya shuruudda baraha bulshada
Guji ciyaartoy kasta si aad u aragto profile-kiisa buuxa iyo kartidiisa.